Home
Duruus
Tafsiir
Quran
More
Maqaallo
Qurraa
Adkaar
Muxaadarooyin

Bilow Barashadaada Diinta si fudud oo Online ah

Ka hel cilmiga diinta Islaamka: Qur'aan, tafsiir, xadiis, duruus, maqaallo iyo muxaadarooyin qiimo leh.

Duruus kala duwan: Siira, Fiqhi, Caqiido, Tasawuf, iyo Xadiis.

In ka badan 30 kitaab oo diini ah.

Maqaallo qoto dheer oo ku saabsan diinta.

Muxaadarooyin kooban oo qiimo badan.

Tafsiirka Qur'aanka.

Banner Image

Mareeg aad ka baran karto diinta

Boggan wuxuu kuu yahay il muhiim ah oo aad ka baran karto diinta Islaamka, akhrin karto kutub, dhageysan karto duruus, tafsiir, iyo muxaadarooyin faa'iido leh. Waxa uu kuu sahli doonaa inaad si fudud u fahanto cibaadada, akhlaaqda, iyo qiyamka suuban ee Islaamka.

Kitaabo

0

Kitaabo ah

Kitaabo

0

Casharo ah


Kitaabada Qayb kamid ah

Arbaciin Khasaais Siiro ★ 5 Cashar
Arbaciin Khasaais

Arbaciin Khassaa'is: Waxaa alifay Abu Dayib al-Shaadili, wuxuuna soo ururiyey 40 xadiis oo si gaar …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Al Lu'lu' wal Marjan Xadiith ★ 85 Cashar
Al Lu'lu' wal Marjan

Al-Lu'lu'u wa al-Marjaan: Waxaa alifay Maxamed Fu'aad Cabdil-Baaqi, wuxuuna soo ururiyey axadiista ay isku raaceen …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Buluuqul Maraam Xadiith ★ 27 Cashar
Buluuqul Maraam

Buluugh al-Maraam waa kitaab uu qoray Ibn Hajar al-Asqalani, oo ah ururin xadiisyo muhim ah …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Thalaata Rasaa'il Caqiido ★ 3 Cashar
Thalaata Rasaa'il

Thalaatha Rasaa'il: Kitaabkan oo uu qoray Abu Saciid al-Khaadimi, wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Sullamu Towfiiq Caqiido ★ 23 Cashar
Sullamu Towfiiq

Sullamu Towfiiq (سُلَّمُ التوفيق إلى محبة الله على التحقيق) waa …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Ibnu Wardi Tasawuf ★ 10 Cashar
Ibnu Wardi

Laamiyatu Ibnu al-Wardi: Waa maanso xigmad iyo waano xambaarsan oo uu qoray Ibnu al-Wardi, iyadoo …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Al Yaqut Al Nafis Fiqhi ★ 54 Cashar
Al Yaqut Al Nafis

Al-Yaqut al-Nafis: Waa mid ka mid ah kutubta ugu muhiimsan ee fiqiga Shaaficiyada ee uu …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Cunwaan Al Xikam Tasawuf ★ 7 Cashar
Cunwaan Al Xikam

Cunwaan al-Xikam: Kitaabkan oo uu alifay caalimka Abul-Fatx al-Busti, waa manduuma (tix gabay ah) oo …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified
Al-Tajriid Xadiith ★ 70 Cashar
Al-Tajriid

Kitaabka Tajriid Sariix ama sidoo kale loo yaqaan "Mukhtasaru Saxiixu Bukhaari" waa kitaab wayn oo …

Sh. Mohamed Wali Sh. Mohamed Wali Verified

Maqaallo

Faaiidooyinka Soonka Bisha Ramadan. Jul 11, 2024
Faaiidooyinka Soonka Bisha Ramadan.

Ramadaanku ma aha oo keliya waqti cibaado, balse waa bil ruuxi ah oo qoto dheer, …


Sh. Mohamed Wali

Sh. Mohamed Wali

2 min read

Oogida iyo Ilaalinta Salaada Jul 12, 2024
Oogida iyo Ilaalinta Salaada

Maqaalkan maanta wuxuu ku saabsan yahay waajibka ah in la oogo salaadaha shanta ah lana …


Sh. Mohamed Wali

Sh. Mohamed Wali

5 min read

Fadliga Istiqfaarta iyo Towbad keenka Mar 27, 2025
Fadliga Istiqfaarta iyo Towbad keenka

Dhammaanteen waxaan nahay dad dembi sameeya. Waxaan dembi falnaa annaga oo aan dareemin saameynta xun …


Sh. Mohamed Wali

Sh. Mohamed Wali

4 min read