Al Durarul Bahiyah (الدرر البهية) waa kitaab uu qoray Abu Bakr bin Maxamed Shaṭṭa al-Dumyāṭī al-Shaafici.
Kitaabkan waxa uu xambaarsan yahay cilmiga fiqhiga iyo axkaamta diinta ee qof Muslim ah looga baahan yahay inuu barto. Waxaa diiradda lagu saaray cilmiga sharciga ee ay tahay in qof kasta oo la xisaabtami doono uu yaqaanno, sida cibaadada (salaadda, soonka, zakada, iyo xajka) iyo xeerarka kale ee Islaamka.
Waxa uu aad ugu habboon yahay ardayda baranaysa fiqhiga mad-habta Shaaficiga, waxaana loo adeegsadaa sidii buug waxbarasho oo fudud oo lagu fahmo aasaaska diinta.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali