
Al-Lu'lu'u wa al-Marjaan: Waxaa alifay Maxamed Fu'aad Cabdil-Baaqi, wuxuuna soo ururiyey axadiista ay isku raaceen labada imaam ee ugu waaweyn xadiiska (Bukhari iyo Muslim). Waa mid ka mid ah kutubta ugu saxsan ee laga barto sunnada Nabiga (NNKH), iyadoo laga soo xushay luulka iyo koralda axadiista ah.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF