
Al-Nasaa’ix al-Mursalah: Kitaabkan oo uu qoray caalimka Soomaaliyeed ee Sheekh Cismaan Xidig, waa waano iyo hanuunin loogu talagalay ardayda cilmiga raadisa. Wuxuu xoogga saaraa anshaxa laga sugayo ardayga iyo sidii uu cilmiga u hirgelin lahaa, isagoo tusaale u ah sida culimada Soomaaliyeed ay cilmiga ugu fududeeyeen bulshadooda.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF