
Al-Risaalah al-Jaamica: Waxaa alifay Al-Habib Ahmad bin Zayn al-Hibshi, waana hordhac kooban oo koobaya saddexda tiir ee diinta: Iimaanka, Islaamka (Fiqiga sida Salaadda iyo Soonka), iyo Ixsanka (Tasawufka). Waa mid ka mid ah kutubta ugu horreysa ee ardayda bilaabaya mad-habka Shaaficiyada lagu baro waajibaadka qof kasta oo Muslim ah saaran (Fardul-Cayn).
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF