Kitaabka "Al-Tad-hiib fi Adillati Matn al-Ghayah wa al-Taqriib", oo sidoo kale loo yaqaanno "Matn Abi Shujaa", waa mid ka mid ah kitaabada ugu wanaagsan fiqiga Shaaficiyada, marka loo eego qaabka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay. Kitaabkan oo uu diyaariyay Dr. Mustafa Diib al-Bughaa, kaasoo ka kooban dhammaan qeybaha fiqiga iyo inta badan axkaamtiisa iyo mas'alihiisa ku saabsan cibaadada, muamalada, iyo kuwo kale.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali