...

Al-Tajriid

Kitaabka Tajriid Sariix ama sidoo kale loo yaqaan "Mukhtasaru Saxiixu Bukhaari" waa kitaab wayn oo laga soo koobay Kitaabka Saxiixul Bukhaari, waxaana qoray Shihaabu al-Din Axmed bin Axmed al-Zabidi (812H - 893H) oo aha Muxadith iyo faqiih wayn. 

Si guud kitaabka Saxiixul Bukhaari waxaw ka kooban yahay 9082 Xadiith (Riwaayo), kitaabkaana waxaa lagu so koobay 2254 Xadiith

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale