...

Al Tibyaan

At-Tibyaan fii Aadaab Xamalat Al-Qur'aan waa kitaab ka hadlaya akhlaaqda ay tahay in uu yeesho qofka xambaarsan Qur’aanka Kariimka ah. Waxa uu sidoo kale ka warramayaa sifada dadka xifdiyay Qur’aanka, ardayda baranaysa, akhlaaqda macallinka Qur’aanka, fadliga akhrintiisa, iyo karaamada uu Allah u diyaariyay ehelka Qur’aanka.

Kitaabkan waxaa qoray Imaam An-Nawawi, waxaana uu ka kooban yahay Toban Baab.

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale