
Al-Yaqut al-Nafis: Waa mid ka mid ah kutubta ugu muhiimsan ee fiqiga Shaaficiyada ee uu alifay Sayyid Axmad al-Shaadiri. Wuxuu caan ku yahay qeexitaanno cilmiyeed oo aad u sugan oo ku saabsan cibaadada iyo mu'aamalaadka, waxaana loo akhriyaa ardayda dhex-dhexaadka ah si ay u fahmaan mabaadi'da adag ee fiqiga.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF