Cimdatul Ahkaam waa kitaab muhiim ah oo uu qoray Imaam Cabdul Gani al-Maqdisi (541–600H). Kitaabkani wuxuu ka kooban yahay xadiisyo saxiix ah oo laga soo xulay labada kitaab ee ugu saxiixsan, Saxaaxayn (Saxiix al-Bukhari iyo Saxiix Muslim). Xadiisyada ku jira Cimdatul Ahkaam waxay diiradda saarayaan axkaamta sharciga ah ee ku saabsan cibaadada iyo muamalada, sida salaadda, soonka, zakada, xajka, iyo iinta kale ee fiqiga.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali