Home
Duruus
Tafsiir
Quran
More
Maqaallo
Qurraa
Adkaar
Muxaadarooyin


...

Cunwaan Al Xikam

Cunwaan al-Xikam: Kitaabkan oo uu alifay caalimka Abul-Fatx al-Busti, waa manduuma (tix gabay ah) oo caan ku ah xigmado qoto dheer iyo talooyin ku saabsan hab-dhaqanka suubban. Wuxuu xoogga saaraa hagaajinta nafta iyo sidii qofku ugu dhowaan lahaa dadka isagoo adeegsanaya wanaagga iyo deeqsinimada, waxaana inta badan laga soo xigtaa baydadka ku baaqaya in wanaagga dadka loo sameeyo si loo adoonsado qalbiyadooda.

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale