
Laamiyatu Ibnu al-Wardi: Waa maanso xigmad iyo waano xambaarsan oo uu qoray Ibnu al-Wardi, iyadoo bayd kastaa uu ku dhammaado xarafka "Laam". Waxay si gaar ah ugu boorisaa ardayda raadinta cilmiga, ka fogaanshaha madadaalada micna-darrada ah, iyo barashada anshaxa suubban, iyadoo tusaale u ah suugaanta Carabiga ee dhaxal-galka ah.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF