Nayl al-Maraam fi Caqiidati Ahl al-Islam waa kitaab ku saabsan cilmiga caqiidada oo uu qoray Sheekh Abdullahi bin Salim bin Saciid. Kitaabkani wuxuu sharaxayaa aasaaska caqiidada saxda ah ee ahlu sunna wal jameeca, isagoo xoogga saaraya arimaha ugu muhiimsan ee la xiriira iimaanka, tawxiidka, iyo caqiidada Islaamka.
Waxa uu kitaabku xoojinayaa fahamka ku saabsan Allah (SWT), Rususha, Kutubta, iyo mawaadiic kale oo muhiim ah oo ku saabsan iimaanka Muslimka.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali