
"Raxbiyah fi Cilmi al-Faraa’id" waa manhaj cilmiga faraa’idka ah (caddaynta dhaxalka) oo uu qoray Imaam Abi Abdullahi Mohamed al-Rahbi, oo ka mid ah culimada caanka ah ee fiqiga Islaamka. Kitaabkani waa manhaj gabay ah oo ka kooban 176 beyd. Kitaabkan waxaa si weyn loogu aqriyaa madarasadaha iyo machadyada fiqiga, isagoo ah hagaha ugu weyn ee lagu baro cilmiga dhaxalka.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali