Riyaadul Saalixiin waa kitaab caan ah oo xadiisyo ka kooban, oo uu qoray Imaam An-Nawawi. Kitaabkan wuxuu ururinayaa xadiisyo ka hadlaya akhlaaqda wanaagsan, cibaadada, sabirka, tawakalka, iyo sifaha wanaagsan ee qofka Muslimka ah. An-Nawawi wuxuu ku soo xulay xadiisyo ka socda Nabiga (NNKH) oo tilmaamaya hab-dhaqan wanaagsan iyo qaabka loo noolaado si lo raalli galiyo Allah.
Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali
Sh. Mohamed Wali