...

Safiinatu Salaat

Safiinatu Salat: Kitaabkan waa mid ka hadlaya cibaadada salaadda oo si faahfaahsan u sharxaya xeerarka iyo qaabka loo tukado salaadaha waajibka ah iyo kuwa sunnaha ah. Waxay si gaar ah diiradda u saartaa arimaha muhiimka ah ee ku saabsan nadiifnimada (tahaarada) iyo shuruudaha saxda ah ee salaadda, si qof muslim ah u xaqiijiyo cibaadadiisa.

Kitaabkan waxa qoray Allaha u naxariistee Shiikh Salim bin Samir Al Xadrami.

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale