...

Shama'il Al-Muxamadiyya

Al-Shama'il al-Muhammadiyya waa buug caan ah oo uu qoray Imaam Abu Ciisa At-Tirmidi (209–279H), kaas oo diiradda saaraya sifada, dabeecadaha, iyo akhlaaqda Nabi Maxamed (NNKH). Kitaabkani wuxuu ka kooban yahay in ka badan 400 xadiis oo sharxaya tilmaamaha muuqaalka iyo dhaqanka Nabiga, sida hab-dhaqankiisa, muuqaalka jirkiisa, cuntadiisa, labiskiisa, iyo sida uu ula macaamili jiray ehelka iyo asxaabta.

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale