...

Suwar min Hayaat al-Saxaabah

Suwar min Hayaat al-Saxaabah waa kitaab caan ah oo uu qoray Dr. Abdurrahman Raafi’i, kaasoo ka warramaya nolosha iyo sheekooyinka qaar ka mid ah saxaabada Rasulka (NNKH)

Kitaabkan waxa uu ka kooban yahay qisooyin gaagaaban oo ka turjumaya iimaanka, geesinimada, iyo akhlaaqda saxaabada, isagoo iftiiminaya kaalintii ay ku lahaayeen fidinta diinta Islaamka. 

Kitaabka waxaa ku xusan taariikhda 65 Saxaabi (RA)

Halkaan ku dhufo si aad ula dagtid kitaabka oo PDF ah Download PDF

Kitaabka oo dhan

Kitaabo Kale